![]() |
|||||||
![]() |
|||||||
Walaal, haddii xiriirkaadu uu ku saabsan yahay in website laguu sameeyo, fadlan noo soo sheeg telephone-ka lagaala soo xiriiri karo iyo wadanka aad joogto. Waxaa kale oo aad noo soo sheegtaa inaad qabsatey domain name iyo inaad doonayso in mid cusub laguu qabto iyo wixii kale ee macluumaad ah ee laxiriira arinkaas oo tafaasiil ah. Haddiise uu xiriirkaadu ku saabsan yahay in lagaa caawiyo cilad kaa haysata kumbiyuuterka , waxaad ogaataa inay jiraan cashiro bilaash ah oo bogga hore ku qoran kuwaas oo waxyaabo badan kaa caawin kara. Sidoo kale fadlan akhri su'aalaha badanaa ay akhristayaashu nasoo weydiiyaan FAQs. Emailada aanu ka helno akhristayaasha oo aad noogu badan owgood waxaa nagu adag inaanu ruux walba uga jawaabno emailka ama aanu mid-mid uga caawino cilahada kumbiyuuterka ee haysata. Haddii aad jeceshahay inaad talo nagu biiriso ama aad tacliiq/comment ka bixiso qoraalada aanu halkan kusoo gudbino, fadlan noo soo sheeg si aan wax uga badalno habda sida tabartaano ah. Mahadsanid |
|
||||||
![]() |
|||||||
Copyright © 2004-2007 Somalitech.com. All Rights Reserved |
|||||||