 |
|
|
|
Waa maxay "Domain name" sideense u heli karaa?
Domain name waa magaca ama address-ka uu webku leeyahay sida http://www.somalitech.com, www.google.com, www.hotmail.com iyo kuwa kale ee lamidka ah.
Qiimaha magaca domain name wuxuu badanaa u dhexeeyaa 10 ilaa 20 doolar sanadkii.
Shirkadaha qaarkood markii aad ka qabsato boos "web hosting" waxay bixiyaan domain name bilaash ah oo aan ijaar sanadle ah lahayn.
Haddii aad doonay inaad qabsato domain name, fadlan noo soo sheeg si aan kaaga caawino.
Home Print
|
|
 |
 |