logo
top
left

 

 

Waa maxay "Web hosting"?

Website walba wuxuu u baahan yahay inuu helo meel (server) lagu kaydiyo faylashiisa.

Web Server-ku waa kumbiyuuter weyn kaasoo si joogto ah ugu xiran Internet-ka si ay dadku usoo booqdaan website-yada halkaas ku kaydsan iyagoo adeegsanaya Internet-ka.

Ijaarka Web Server-ku wuxuu badanaa u dhexeeyaa 30 ilaa 200 oo doolar sanadkii.

Haddii aadan horaan qabsan "web hosting" fadlan noo soo sheeg si aan kaaga caawino.

Home Print

 

 

  right
 
boardlegs
English version contact us training web design home