logo
top
left

 

 

Muddo intee dhan ayay qaadataa dhisitaanka website-ku?

waxay ku xiran tahay hadba website-ka aad doonayso inta uu dhan yahay. Website-yada dhexdhexaadka ah "medium size" waxay badanaa qaataan muddo usbuuc ah.

Mudadaas waxay ka bilaabanaysaa markii aanu helno lacagta lagu heshiiyay isla markaana aad noosoo sheegto qaabka aad doonayso in wax laguugu sameeyo.

Home Print

 

 

  right
 
boardlegs
English version contact us training web design home