 |
|
|
|
Ma u baahanahay inaan bixiyo lacag sanad kasta ah?
Haa, waxaad u baahan tahay inaad bixiso lacag sanad walba ah oo aad siinayso shirkadda aad ka qabsanayso (ama lagaaga qabanayo) domain name-ka. Waxaa kale oo aad u baahan tahay inaad bixiso ijaarka server-ka "web hosting".
Lacagahaas isku darkoodu waxay noqonayaa ilaa 40 doolar sanad walba, waa haddii aad Somalitech.com ka qabsato. Haddii kale oo aad adigu haysato meel kale, waxay markaas ku xiran tahay qiimaha aad ku heshiisaan adiga iyo shirkadda aad markaas la tacaamushay.
Ruuxa ama shirkadda website-ka loo samaynayo ayaa looga baahan yahay inuu bixiyo ijaarka website-kiisa ee sanad walba ah ee Somalitech.com marna mas'uul kama aha.
Home Print
|
|
 |
 |