logo
top
left

 

 

Maxaa layga baahan yahay markaan rabo inaan website samaysto?

Haddii aad rabto inaanu kuu samayno website qiimo leh, waxaanu u baahan nahay inaad noo soo dirto arimahan hoose:-

1- Noo soo sheeg qaabka aad wax u doonayso
2- Telephone iyo email lagaala soo xiriiro
3- Magacaada oo saddexan ama shirkadda magaceeda
4- Address-ka website-ka (haddii aad horaan u qabsatey domain name)
5- Domain name-ka aad jeceshahey in laguu qabto (haddii aadan horaan mid u lahayn).

Fadlan isku taxaluji inaad booqato website-yada kale ee Somalida IWM. Waxaad noo soo sheegtaa haddii uu jiro website kaas oo aad jeceshahay in midkaada loo ekaysiiyo ama loo sameeyo qaabkiisa oo kale.

Sida aanu wada ognahay dadku isku dooq ma aha, sidaas owgeed waxaanu jecelnahay inaanu webka kuugu samayno sida aad adigu jeceshahay (waa dhinaca design-ka) isla markaana aanu ilaalino qaabka guud ee uu system-ku u shaqeyn doono.

Home Print

 

 

  right
 
boardlegs
English version contact us training web design home