 |
|
|
|
Joojinta Pop-up windows-ka
Internetka waxaa aad ugu badan in dicaayad laguu soo diro halkaas oo uu kuu furmo bog cusub oo ay ku qoran yihiin dicaayad shirkadeed taasna ay kaa mashquuliso waxii hore aad ku dhex jirtay. Intaas arinku kuma ekee, waxay bogagaas kuhoos qarsoon barnaamijyo loogu talo galay in lagu xado computerada iyo macluumaadka ku jira isla markaana u keeni kara cudurka computerka Virus.
Arinkaas waxaa lagu joojin karaa ama lagu yarayn karaa wadooyin badan waxaana jira Software-yo badan oo arinkaas xil iska saaray siday u joojin lahaayeen. Software-yadaas waxay isugu jiraan kuwo Free ah iyo kuwo lacag ah intaba, waxaana jeclahay inaan halkan idiinka soo gudbiyo kuwa aad loo isticmaalo ee free-ga ah.
Waxaad Software-yadaas kasoo rogan kartaan halkan:
Download.com Adaware.com Google toolbar
Home Print
|
|
 |
 |