 |
|
|
|
Dhibaatada Windows XP restart
Dhibaatooyinka ugu badan ee lagala kulmo Windows Xp waxaa weeye in computerku si lama filaan ah mar walba dib isu daaro adigoonan arinkaas ka dalbanin.
Arinkaas waxaa lagu xalin karaa sidan:
1- Waxaad tagtaa MY COMPUTER ha riixin ee jiirka dul saar 2- Mouse-ka ama jiirka riix botonkiisa midigta (RIGHT CLICK) 3- Dooro PROPERTIES 4- Dooro ADVANCED 5- Waxaad fiirisaa meesha ay ku qoran tahay START UP AND RECOVERY waxaadna halkaas sanduuqeeda kadoorataa SETTINGTS 6- Sanduuqa cusub ee kuu furm doona ka fiiri meesha ay ku qoran tahay SYSTEM FAILURE , halkaas waxaa ku hoosqoran AUMATICALLY RESTART 7- Waxaad katirtaa calaamadda (saxda) ah ee ku garab taala. 8- Kadib riix OK
Home Print
|
|
 |
 |