logo
top
left
Contact us

Name

Email

Subject

 

Dhisidda bogaga Internet-ka:

Somalitech.com waa shirkad Somaliyeed oo ku takhasustay dhisitaanka bogaga Internet-ka kuwaasoo isugu jira kuwo shakhsi (personal) iyo kuwo ganacsi (Business) intaba.

Qiimaha boggaga aanu samayno waxay ka bilowdaan $200 ilaa $400, waa kuwa shakhsiga (personal) ah. Taas waxay ku xiran tahay hadba sidaad wax u dooneyso iyo inta bog ee uu website-ku ka koobnaan doono.

Haddii aad leedahay ganacsi (Business) oo aad doonayso in dad badan ay bartaan garacsigaada , waxaanu sidoo kale kuu samayn kartaa bog Internet oo buuxiya baahidaada. Waxaa kale oo aanu kaa caawin kartaa dhinaca xayaysiinta iyo ku darida website-yo badan oo ay kamid yihiin Google, Yahoo iyo bogagga Somalida.

Shirkadda Somalitech.com oo jecel inay gacan ka gaysato horumarinta bulshada Somaliyeed ayaa waxay go'aansatey in boqolkiiba 50% discount ay siiso boggaga iskuulada, hay'adaha samafalka, masaajidda, ururada dhalinyarada, ururada dumarka IWM.

Fadlan halkan ka akhri su'alaaha badanaa nalasoo weydiiyo

  right
 
boardlegs
English version contact us training web design home